Ajaaniib katirsaneyd Al Shabaab oo gacanta lagu dhigay lana soo bandhigay (Daawo Sawirada)

Maamulka Jubbaland ayaa soo bandhigay sadex nin oo ajnabi ah oo ay sheegeen in ay katirsanaayeen dagaalyahanada Al Shabaab, waxaana ragan lagu qabtay howlgal ciidamada ka sameeyeen degmada Afmadoow. War kasoo baxay Hay’adaha amaanka maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay in gacanta lagu soo dhigay sadex nin oo u dhashay dalka Tanzaaniya oo la sheegay in … Continue reading Ajaaniib katirsaneyd Al Shabaab oo gacanta lagu dhigay lana soo bandhigay (Daawo Sawirada)